Muwaadiniin Itoobiyaan ah oo la qabtay iyaga oo Daroogo galinaya dal Carbeed

Ciidamada ilaalada xuduudaha ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa gacanta ku dhigay saddex nin oo u dhashay dalka Itoobiya kuwaa oo maandooriyaha xashiiska doonayay in ay gudaha dalkaasi galiyaan. Warbaahinta Sacuudiga ayaa ku warantay in ciidamada roondada xuduudaha gacanta ku dhigeen saddexda nin ee daroogada waday xilli ay socdaalayeen deegaanka Dahraan ee dhaca koonfurta gobolka Casiir. Ragan … Continue reading Muwaadiniin Itoobiyaan ah oo la qabtay iyaga oo Daroogo galinaya dal Carbeed